1643797874145 - Wardeeq news

Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag waxa saaka si diiran looga Xusay Sanad Guuradii 28aad ee Aas-Aaska Ciidamada Qaranka Somaliland.

Waxaana Ciidamada kala soo qayb galay Masuuliyiinta Heer Gobol Iyo heer Degmo ee magaalada ceerigaabo waxaana halkaa laga jeediyey hadalo kala duwan oo lagaga hadlayaaye Mar xaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen Ciidamada Qalabka Sida ee Jamuuriyada Somaliland oo maanta maraaya Mar xaladii ugu wanaagsanayd.

1643797874145 - Wardeeq news1643797901718 - Wardeeq news1643797880209 - Wardeeq news1643797877264 - Wardeeq news

Verified by MonsterInsights