FB IMG 1644049530749 - Wardeeq news

Dakhliga Wakaalada Biyaha Hargaysa

Dakhliga biilsha guryaha Sannadkii ($3,857,142)
Dakhliga biilsha guryaha Bishii waa ($321,428)
Dakhliga Kaalmaha (Koisks) Sannadkii ($535,714)
Dakhliga Kaalmaha (Koisks) Bishii waa ($44,714)
Dakhliga biyo gelinta cusub Sannadkii ($157,142)
Dakhliga biyo gelinta cusub Bishii waa ($13,095)
Dakhliga Ganaaxada sannadkii waa ($10,714)
Dakhliga Ganaaxyada Bishii waa ($892,857)

Odoroska Miisaaniyadda sannadka (2022) iyo dakhliga soo galaaya Wakaaladda Biyaha Hargeysa waa adduun lacageed dhan ($4,560,712) Afar milyan, shanboqol iyo lixdan kun,todoba boqol iyo laba iyo toban.

Mushaharka shaqaalaha Joogtada ah ee Wakaaladda biyaha Hargeysa Sannadkii ($933,749) Bishii mushaharka shaqaalaha joogtada ahi ($77,812)

Kharashaadka yaryar ee Xafiisyada Wakaaladda Biyaha Hargeysa ($1,935,128) Hal milyan, sagaal boqol iyo shan iyo soddon kun, boqol iyo sideed iyo labaatan !

Maxaa yaab is dabayaal Mushaharka shaqaalaha iyo kharaashaadka yaryar ee Xafiisyada Wakaaladda Biyaha Hargeysa waxay is dheeryihiin Milyan Dollar iyo siyaado, waa maxay kharaashadka yaryari ?

($1,935,128-$933749= $1,001,379)

Verified by MonsterInsights