1644314904543 - Wardeeq news

Hoggaanka Xisbiga WADDANI ayaa Xarunta Xisbiga kulan kula qaatay xoghayeyaasha Xisbiga. Shirkan ayaa lagu darsayay qorsheyaal lagu dardar gelinayo hawlaha Xisbiga, islamarkaana lagu kala qaatay warbixino muhiim ah oo ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka.

Shirarka uu Gudoomiyaha Xisbiga Waddani layeelanayo Masuuliyiinta Xisbigaasi ayaa ku soo beegmaysa Xili ui khilaaf Xoogani ka dhexeeyo Xukuumada iyo Xisbiyada Mucaaridka Somaliland kaas oo ku aadan Furista Ururada iyo Qabashada doorashada Madaxtooyada.

Verified by MonsterInsights