1644669541335 - Wardeeq news

Koox aan weli haybtooda la aqoonsan ayaa Burburiyay Gaadhiga Siyaasiga weyn ee Dr- Maxamed Cabdi Gabboose,

Ka dib markii uu xalay ka soo baxay Shir weyn uu Hotel Adam’s ee Hargeysa uu kula lahaa Madaxda-dhaqanka, Ganacsato iyo Aqoonyahano ee Beesha Degta Koonfurta Hargeysa iyo Degmada Sallexlay.

Dr Gabboose ayaa sheegay in aanu arrintan ka hadlayn wakhtigan.

Ciidamadda Booliska ayaa kudaba jira arrintan.

1644668458279 - Wardeeq news

Verified by MonsterInsights