Saturday, November 23, 2024

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

https://wardeeqnews.com/ Wararka

Tag: Wararka

Qarax Ka Dhacay Duleedka Magalada Muqdisho

Qaraxa oo ahaa Bambada gacanta laga tuuro ayaa lagu weeraray Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo ku sugan Tabeelaha...

Dalal- ay kujirto Somalia oo kala saxiixday heshiis ku saabsan Amniga

Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa waxaa Maanta shir ku yeeshay Hay’adaha Sirdoonka Milliteriga ee Bariga Afrika,...

War-Deg;-Abwaan Badal Jaamac oo Caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho

Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Caawa Xaafad katirsan degmada kaxda ee gobolka Banaadir waxaa ay kudileen Abwaan Badal oo...

War-Deg;- Qarax lala eegtay Xubin katirsan Guddiga FEIT & khasaaro ka dhashay

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ayaa sheegaya in duleedka Magaalada Qarax Miino lagula eegtay Xubin...

Faah Faahin Laga Helayo Nabaddoon lagu dilay Magalada Muqdisho

Alle ha u Naxariistee waxaa Isbitaalka Erdogan ee (Ex Digfeer) ee Magaalada Muqdisho ugu geeriyooday dhaawac ay Kooxo hubeysan...

Maamulka DDS oo sheegay inay dileen qaarna qabteen maleeshiyaad dil geystay

Maamulka dowlad degaanka Soomaalida ayaa laba habeen kadib ka hadlay dhacdo 5 Ruux oo Shacab ahaa lagu dilay oo...

Taliska- Booliiska G.Bari oo soo saaray digniin la xiriirta Aminga

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bare G/sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu digniin uu diray...

Guddoomiye” Xirsi Oo Farriin Muhiim Ah U Diray Taageerayaasha Xisbiga WADDANI

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa farriin muhiim ah u diray taageerayaasha xisbiga WADDANI...

Xubno-Ka Tirsan Alshabaab oo weerar ka geystay Gobolka Lamu ee Kenya

Shan qof ayaa dhintay saddex kale, oo uu ku jiro nin u dhashay dalka Shiinaha, dhaawacmay ka dib markii...

Xog-waraysi: Barakacayaasha Suuriya waxay wajahayaan cadhada jiilaalka

Todobaadkii la soo dhaafay, baraf dabeylo wata ayaa ka da’ay Suuriya iyo dalalka deriska la ah, taasoo keentay in...