Thursday, December 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Al-Shabaab oo sheegtay inay la wareegeen degaan u dhow Magaalada Hobyo

Al-Shabaab oo sheegtay inay la wareegeen degaan u dhow Magaalada Hobyo

Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay sinabad ah Ciidamadooda kula wareegeen deegaanka Dhag-haye oo kamid ah degaannada hoostaga degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Warar lagu daabacay Baraha Internet-ka ee Al-Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in degaanka ay la wareegeen ee gobolka Mudug ay isaga baxeen Ciidamada dowladda oo ku sugnaa, sidaasina ay kula wareegeen.

Warkaan kasoo baxay Al-Shabaab ayaa kusoo aadaya xilli toodbaadyadii la soo dhaafay meelo kamid ah Koonfurta Gobolka Mudug ay ka dhacayeen dagaalo u dahxeeyay Ciidamada dowladda & kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo Al-Shabaab.

Saraakiisha Ciidamada dowladda gaar ahaan qeybta 21aad weli kama hadlin warkaan kasoo yeeray Al-Shabaab ee ku aadan inay la wareegeen degaanka Dhag-haye oo u dhow degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...