Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Ardayda Jaamacada Camuud Oo Ka Hadlay Sida Uu U Dhacay Dilka Arday...

Ardayda Jaamacada Camuud Oo Ka Hadlay Sida Uu U Dhacay Dilka Arday Lagu

Qaar kamida ardayda jaamacada Camuud ee Boorama, oo ka hadlay dilka loo gaystay mid kamid ah ardayda, ayaa sheegay in is afdhaaf uu sababay dilka.”Telefoon kiisi ayuu kuso iloobay jaamacada kadibna wuxu damcay in uu soo qaato taasi ayaa sababtay in ay is afdhaafaan ciidanka” mid kamida ardayda ayaa sida wardeeq 24 TV u sheegay.

Ardayda ayaa sidoo kale beeniyay in ardayga dhintay uu sitay calanka Soomaaliya sida baraha bulshada lagu baahiyay.

“Halkan waxaanu ka caddaynayna in Ibraahim aanu sidan  wax calan Soomaaliya ah, ee uu aha arday imtixaan soo galay” mid kamida ardayda ayaa sida wardeeq 24 TV u sheegay.

Ardayga ayaa geeriyooday kadib markii uu isku dayay in uu gudaha u galo jaamacada Camuud oo imtaxaan ka socday si uu uso qaato teleefon uu soo iloobay sidana ay xabadi ugu dhacday.

RELATED ARTICLES

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Madaxweynaha Galmudug oo laga codsadey inuu soo gudbiyo liiska musharaxiinta.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor u diray Codsi la xiriira soorashada Aqalka Sare ee...

Dawlada somaliland oo ka hadashey dilkii G.kuminshanka doorashooyinka Gobola Sool.

Maamulka Gobolka Sool ee Somaliland ayaa ka hadlay Dil xalay gudaha Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool loogu geystay Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka Somaliland ee...

Twitter Feed