Friday, May 7, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka ASKAR KA TIRSAN CIIDANKA BOOLIISKA SOMALIYED OO TABABAR LOO SOO XIREY...

ASKAR KA TIRSAN CIIDANKA BOOLIISKA SOMALIYED OO TABABAR LOO SOO XIREY MUGDISHO

15 askar oo ka tirsan booliiska Soomaaliya gaar ahaan hogaanka Daraawiishta ayaa tababar kor loogu qaadayo xirfadaha; sida naf badbaadinta, tiiraanyo bixinta iyo daryeelka dadka dhaawac ah ku qaatay magaalada Muqdisho.

Tababarka oo socday 12 maalin waxaa bixinayay saraakiil ka tirsan howlgalka Midowga Yurub u qaabilsan tababarada ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ee loo soo gaabiyo EUTM.

Xafladda tababarka loogu soo xirey ayaa waxaa ka qeybgalay saraakiil ka tirsan ciidanka qalabka sida iyo kuwa Midowga Yurub.

RELATED ARTICLES

Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Gedo

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degmada Ceelwaaq oo ka tirsan Gobolka Gedo ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka...

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay dad u dhintay Cudurka COVID-19

Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaaxogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 48-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 247 xaalado cusub...

Korneyl Doolaal oo maanta XABSIGA laga sii daayey

Jaamac Doolaal oo ah Sarkaal ka tirsan Ciidanka Milatariga Somaliland oo 11-kii bishii April 2021 ay xukun ku riday Maxkamadda Ciidamada Millatariga Somaliland ayaa...

Facebook Feed

Twitter Feed