Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida Askarta AU-da oo dil ku xukuntay dil dad rayid ah ay ka...

Askarta AU-da oo dil ku xukuntay dil dad rayid ah ay ka geysteen Soomaaliya

Shan ka mid ah askarta Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa lagu helay dambi ah inay dileen 7 qof oo rayid ah, iyadoo labo ka mid ah lagu xukumay dil, halka saddexda kalena lagu xukumay min 39 sano oo xarig ah, sida ay sheegtay AMISOM.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...