WAR-SAXAAFADEED: Golaha Wasiirrada Oo Cadeeyey In Loo Diyaar Garoobo Doorashada iyo Difaaca Dalka.
Fadhigii 130aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo qabsoomay maanta oo Arbaca ah taariikhduna tahay 10-07-2024, kana soo hor maray wakhtigiisi oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi…