Tuesday, August 3, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




wardeeqnews

294 POSTS0 COMMENTS
http://wardeeqnews.com

Ciidamada Itoobiya oo weeraray isbitaal

Askarta Itoobiya ayaa weerar ku qaaday cisbitaal ku yaalla waqooyiga magaalada taariikhiga ah ee Aksum ee gobalka Tigray, iyagoo...

Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka wadatashiga doorashooyinka

Waxaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho uu ka furmo Shirka wadatashiga Arrimaha doorashooyinka, kaas oo ay ka qeyb galayaan...

Burcad dhanka Internetka ah oo dhacay ganacsatada Soomaalida Kenya

Guddiga gancsatada Soomaalida ee magaalada Nairobi ayaa aad uga walwalsan kooxo burcad dhanka Internetka ah, kuwaas oo maalmihii la...

Guddiga baarista Carruurtii lagu dilay Baydhabo oo War Ka soo saaray

Gudigii Baariista dhacdadii Caruurtii walaalaha ahaa ee lagu diley magalada  baydhabo ee uu Magacaabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...

Al-Shabaab Oo Weerar Khasaaro Geystay Ka Fulisay Gudaha Kenya

Faah faahino ayaa laga helayaa weerar dhabba-gal ah oo lagu qaaday kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa...

Japan Iyo UNICEF Oo Iska Kaashanaya Taagerida Qeybinta Tallaalka COVID-19 Ee Somalia

Dowladda Japan oo lacag soo marineysa iskaashiga wada-shaqeynta ah ee ay la leedahay UNICEF, ayaa ku deeqdey ku dhowaad...

Gabar Isku Dishay Magaalada Muqdisho+ sabab

faah faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya Gabar la shegay in goordhaweyd ay isku dishay Magaalada Muqdisho gaar ahaan...

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Gaadiid Dagaal Lagu Wareejiyay

Hay’adda UNMAS oo Qaramada Midoobay u qaabilsan wax ka qabashada miinooyinka, ayaa maanta taliska Ciidanka xoogga dalka waxay ku...

Mid Kamid Ah Ilaalada Cali Guudlaawe Oo Ku Dhintay Dagaalka Ka Socda Jowhar

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka, kuwa maamulka Hirshabeelle iyo Kooxda...

Garsoore Laga Afduubtay Maxkamad Gudaheeda Iyo Xog Laga Helay

Garsoore u dhashay dalka Nigeria ayaa Talaadadii lagu dhex afduubtey gudaha maxkamad ku taalla gobolka waqooyi ee Katsina. Garsoorahan oo...

Twitter Feed