Monday, October 18, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

admin

600 POSTS0 COMMENTS
http://wardeeqnews.com

Xuska 14-ka Oktoobar ee Qarixii Soobbe (warbixin)

Waxaa nasiib darraa in muddo shan sano ah oo ka soo wareegatay qaraxii Soobbe ee galaaftay in ku dhow...

Turkiga ayaa sheegay inuu sameyn doono ‘waxa loo baahan yahay’ ka dib weerarada Suuriya

Wasiirka arrimaha dibedda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa sheegay in Turkigu uu “samayn doono waxa lagama maarmaanka u ah...

FM -ta Qatar ee go’doominta GCC, Iran iyo ku lug lahaanshaha Taliban

Go’doomintii saddexda sano ahayd ee ay Sacuudiga, Imaaraadka Carabta (UAE), Baxrayn iyo Masar ku go’doomiyeen Qatar ayaa jabisay Golaha...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dib ugu laabtay Baydhabo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo Safar maalmo qaatay ugu maqnaa...

Madaxweynaha Somaaliya Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo Oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Kenya+

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan go’aanka kama danbeysta ah ee ka...

General Odawaa Yuusuf Raage Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Kulamo Ka Wada Magalada Dhuusa-Mareeb

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed General Odawaa Yuusuf Raage Oo Galinkii dambe Ee Shalay gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta...

Soomaaliya Oo Ka Qeyb Gashay Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka

Waxaa Maalmahan Shirar is daba joog ah uga socday Xaruunta Dhexe ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee Magaalada Jidda...

Taliska qeybta 27aad oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kaaraan iskana fogeeyay

Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka  xoogga dalka Soomaaliyeed Janeral Axmed Maxamed Calasow (Tareedisho) sheegay in dagaalkii ka dhacay Muqdisho...

Amar lagu soo rogay Milkiilayaasha Hoteelada Gaalkacyo

Duqa magaalada Gaalkacyo ee Galmudug Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa waxaa uu soo saaray awaamiir lagu sugayo Amniga Gaalkacyo Guddoomiyaha ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo ku guuleysatay inta badan kiiskii dacwadda badda

Soomaaliya ayaa ku guuleysatay inta badan kiiskii dacwadda badda ee kala dhaxeeyey Kenya, ayada oo loo xukumay dhul-badeedkii la...