Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

WARDEEQ NEWS

12 POSTS0 COMMENTS
http://wardeeqnews.com

Kooxda daalibaan oo la wareegtey caasimada kaabuul.

Kooxda Taliban Ee Ka Dagaalanta Dalka Afghanistan ayaa La Wareegtay Magaalo Madaxda Wadankaas Ee Kabul.Wararkan Oo Isa Soo Taraya...

Ururka Daaliban oo la wareegey gobolo waaweyn.

Maleeshiyadda Daalibaan waxay Waaberigii hore ee saakayto oo Axad ah dagaal la’aan kula wareegeen magaalladda Jalalabaad ee Caasimadda Gobalka Nangarhar ee...

Doorashadii Aqalka sare 2aad oo ka dhacaysa beydhabo.

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda kumeerka u ah Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah lagu wadaa inay...

Tuug budhcad ah oo lagu Toogtey magaalada muqdisho.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waaberigii hore ee saakay xaafad ka tirsan degmada Deyniile ee...

Dibadbax looga soo hor jeedo kooxda TPLF oo ka socda jigjiga.

Qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Caasimadda deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa saaka isugu soo baxay garoonka kubadda cagta...

Budhcad badheedh wareertey markab marayaayey bada muqdisho.

Ururka Britain ugu qaabilsan Hawlaha Maraakiibta Ganacsiga (UK Maritime Trade Organization (UKMTO) ayaa sheegtay inay Koox burcad-baddeed watay Doonyaha...

Madaxweyne qoor-qoor muxuu ka yidhi dadkii dhaliiley doorashada galmudug ka dhacdey.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka hadlay doorashadii Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee maalmo kahor...

Maxay ka wada hadleen madaxda dalalka jarmalka iyo faransiisku.

Madaxweynaha Raashiya, Valadamir Putin waxa uu bishan 20da magaalladda Mosko kula kulmi doonaa Haweeneyda Ra’isul-wasaaraha ka ah Jarmalka, Angela...

Reysarwasaare Maxamed xuseen Rooble iyo safiirada beesha caalanka oo kulan ku yeeshey neyroobi.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kula qaatay magaalada Nairobi qaar ma mid safiirada beesha...

Maxaa ka soo baxay shirkii golaha wasiirada puntland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay todobaadkan Amniga, Caabuqa...

Twitter Feed