Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

WARDEEQ 24 TV news

44 POSTS0 COMMENTS
http://wardeeqnews.com

Kiisaska covid-19 ee UK oo kor usii kacay.

Kiisaska xanuunka COVID-19 ee UK ayaa cirka isku shareeray, iyada oo Jimcihii shalay ahaa uu ku dhacay 42,067 qof...

Daalibaan oo ku dhawaaqeysa dhawaan gole wasiiro oo cusub.

Ururuka Taalibaan ayaa sheegay inay hawaan soo dhisi doonaan dowlad ay yeelato Afghanistan, iyadoo caalamkuna uu indhaha ku hayo...

Madaxweynaha mareykanka oo amreyn in baadhis lagu sameeyo kiisas hore udhacay.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa saxiixay amar fulin ah oo uu ku amrayo hay’adda FBI-da in ay kala shaandeyso...

Raashin deg deg ah oo la gaadhsiiyey gobolka Tigreey.

Ethiopia ayaa Sabtida maanta sheegtay in in ka badan 150 gaadiid sida gargaar bani'aaadanimo uu labadii maalmood ee la...

Somaliland: xildhibaan maqnaa oo la dhaariyey maanta.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa saaka dhaariyay , xubintii ay dhaartu u hadhsanayd ee golaha Wakiillada cusub ,Xildhibaan...

Madaxweynaha somaliland oo magacaabis sameeyey mar kale.

Wareegto Madaxweyne: 04/09/2021Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-711/092021 uu kaga...

Magaalada Toronto oo lagu diley Wiil soomali ah.

Allaah ha u naxariistee Sahal Maxamed Sahal oo 35 sano jir ahaa ayaa Sabtidii lagu dilay magaalada Toronto ee...

Daalibaan oo weerareysa Gobolo diidan.

Taalibaan ayaa ku dhawaaqaday inay hareereesay gobolka kaliya ee ka soo horjeeda xukunkeeda, sida uu sheegay hogaamiye sare oo...

Wafti heer sare ah oo ka socda Itoobiya oo soo gaadhey somaliland.

Wafdi Ethiopia ka socda oo uu hoggaaminayo Wasiiru dawlaha Wasaaradda Arrimha dibada Ethiopia Ridwaan Xuseen ayaa soo gaadhay Hargeysa.Somaliland...

Daalibaan oo ka digtey in mustaqbalka mar kala lagu soo duulo Afgaanistaan.

Taalibaan ayaa ku ammaantay ciidamadii caalamiga ahaa ka bixitaankoodii Afghanistan Talaadadii shalay, kuna tilmaantay ku soo laabashadoodii awoodda inay...

Twitter Feed