Tuesday, June 15, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

XAFIISKA GUUD EE MUGDISHO

498 POSTS0 COMMENTS
http://wardeeqnews.com

RW Rooble Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Madaxweynihii Hore Shariif Sheikh Axmed

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magaalada Muqdisho kula kulmay madaxweynihii hore ee dalka Shariif...

Muuse Suudi oo wacad ku maray arrin aysan Farmaajo ka aqbali doonin

Senator Xaaji Muuse Suudi Yalaxow oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa Madaxweyne Farmaajo ka dalbaday inuu ka baxo...

Rooble “Waxaa naga go’an in aan dhowrno bad-qabka Saxafiyiinta”

Ra'iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa Saxafiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka ee 3-da May. Ra'iisal Wasaaraha...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo cadaalad u raadinaya Sheekh Aweys Cabdullahi

Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa bilaabay inuu Sheekh Aweys Cabdullahi la raadiyo cadaaladda uu maamulkiisa uga...

Guddoomiye Mursal oo Arrimaha doorashooyinka kala hadlay Wafdi ka socda Qatar

War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha ayaa waxaa lagu sheegay in Guddoomiyaha iyo Ergeyga ayaa ka wada hadleen xaalada guud...

Soomaali lagu dilay Mareykanka & Booliska oo baaris wada

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Walaallo ahaa ayaa waxaa si isku dhow loogu dilay magaalada Kansas City, Missouri ee dalka Mareykanka...

Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Guri ku yaal degmada Raaga-ceelle ee...

Ergeyga ka socda Qatar oo Maanta kulamo la yeelanaya DFS iyo Mucaaradka

Ergeyga Gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar u qaabilsan dhex dhexaadinta xalinta khilaafaadka Dr. Mutlaq Al-Qahtani oo shalay...

Madaxweyne Lafta-gareen oo farriin u diray Hay”addaha Garsoorka Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay Hay”addaha kala duwan ee...

Rooble “Xukuumadda waxay soo bandhigi doontaa qorsheyaasha doorashooyinka”

Ra'iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor dhow ka hadlay tallaabada uu Madaxweynuhu ugu soo wareejiyay hoggaaminta hawlaha...

Facebook Feed

Twitter Feed