Tuesday, June 15, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

XAFIISKA GUUD EE MUGDISHO

501 POSTS0 COMMENTS
http://wardeeqnews.com

Caqabad soo wajahday Shirka Xalane lagu qabanaayo & Farmaajo oo isbedel ogolaaday?

Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Wardeeq News ayaa sheegaya in shirka la qorsheynayo inuu ka dhaco teendhada Afisyooni ee...

+ LEBANON: A STATE IN COLLAPSE

More than 200 people were killed, 6,500 were injured and homes, offices and public buildings were shattered across the...

Xaaladihii Ugu Dambeeyay COVID-19 Ee Dalka Iyo Dad Hor Leh Oo U Geeriyooday

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay...

Waddooyinka Magaalada Muqdisho Oo Saaka Xiran

Waxaa saaka xiran inta badan waddooyinka muqdisho, iyadoo la arkayo Ciidamo farabadan oo waddooyinka lagu soo daadiyay, waxaana gaadiidka...

Biden oo shaaciyay in 4 July dadka Mareykanka ka ‘xoroobi doonaan’ Corona

Madaxwaynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in dowladiisa ay dardar-galin doonto dagaalka ka dhanka ah feyriska Corona. Mr Biden...

Wasaaradda Caafimaadka Oo Qalabka Lagu Baaro COVID-19 Geysay Galmudug

Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa wasaaradda caafimaadka XFS iyo hey’adda WHO kala wareegtay agab caafimaad oo isugu jira kuwa looga...

Meydka Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Berri La Keeni Doono Muqdisho

Guddiga ra’isul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble u xil saaray aaska Allah u naxariitee, madaxweynihii hore ee Soomaaliya,...

Magaalada Boosaaso Oo Loo Magacaabay Guddoomiye Iyo Guddoomiye Ku Xigeen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr.12 ku magacaabay  Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Boosaaso. Madaxweynaha...

Mas’uuliyiinta dowladda ku sugan Hogue oo la kulmay Kaaliyaha Sare ee Maxkamada ICJ

Sida uu warbaahinta u sheegay Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud, Maanta oo ay taariikhdu ku...

Facebook Feed

Twitter Feed