Monday, November 25, 2024

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

wardeeq 24 TV

39c66131fc4c1eb6d07662e7cfe9e5f3?s=96&d=mm&r=g - Wardeeq news
1375 POSTS0 COMMENTS
https://wardeeqnews.com

DFS iyo Hay’adaha Samafalka oo ka shiray Arrimaha Abaaraha

Wasaaradda Gargaarka Iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed ayaa Maanta qabatay Shir aad u ballaaran oo looga hadlaayey Xaaladda Abaarta...

Taliska Ciidanka xoogga dalka oo soo bandhigay Nin katirsanaa Al-Shabaab

Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Xubnin katirsanaa Ururka Al-Shabaab oo...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Maamul cusub u Magacaabay Gobolada Baay & Bakool

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta waxaa uu xilalkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Bakool...

Maxay ka wada hadleen RW Rooble & Madaxweynaha Jubbaland?

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan Magaalada Muqdisho, ayaa maanta Xafiiskiisa ku booqday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Wafdi ka socda Kenya & Koonfurta Suudaan oo soo gaaray Muqdisho

Wafuud ka socota dalalka Afrika iyo dalalka kale ee dunida oo doonaya in ay ka qeybgalaan caleema saarka madaxweynaha...

Xasan Shiikh oo tagaya xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliy

Wararka qaar ayaa sheegaya in waddooyinka Muqdisho qaarkood loo xiray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo tagaya xarunta wasaarada...

K/Galbeed oo dil toogasho ku fulisay Nin dil hore ugu geystay Haweeney

Maxkamadda Gobolka Baay ayaa maanta ku fulisay dil toogasho ah Maxamed Xasan Maxamed Aadan kaas oo ku eedeysnaa dilka...

Wafdi hordhac u ah M/weynaha Jabuuti oo Muqdisho soo gaaray

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray Wafdi horu dhac u ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumer Geelle oo maalmaha soo...

Xiisadda u dhaxeeyso dalalka Rwanda iyo DRC Kongo oo cirka isku sii shareereyso

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo, Felix Tshisekedi, ayaa sheegay “in aanu shaki ku jirin” in Rwanda ay taageerto...