Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

admin

89 POSTS0 COMMENTS
https://wardeeqnews.com/

Shidaalka Iiraan ee ay garwadeen ka tahay Xisbullah ayaa soo gaaray dalka Lubnaan oo ay dhibaatadu ka dhacday

Beirut, Lubnaan - Kii ugu horreeyay dhowr kolonyo baabuur ah oo siday shidaalka Iiraan ayaa soo gaaray Lubnaan kana...

Madaxweyne Farmaajo Oo Shaqa Joojin Ku Sameeyay Ra’iisul Wasaare Rooble

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo; Markuu arkay tallaabooyinka khilaafsan Dastuurka KMG ah ee uu qaaday Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kulan La Yeeshay Hogaanka Xildhibaanada Gobolada Waqooyi

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddodomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal muddo saacado qaatay oo ciidamo ka wada tirsan dowladda saakay ka dhacay...

Gacan Ka hadalka iyo Buuq Xoogan Oo Hor istaagay Doorshadii Maanta Ka Dhici Laheyd jowhar

Buuq fara badan iyo gacan ka hadal ayaa hareeyay kalfadhigii maanta ee xildhibaanada barlamaanka hirshabeele ay ku dooran lahaayeen...

Roobab Khasaare Dhaliyay Oo Ka Da,ay Deegaano Katirsan Gobolka Bari

Wararku waxay sheegaya in sidoo kale Roobku burburiyay gooba ganacsi oo ku yaalla tuuladaas Xiriiro, balse xog dhammaystiran lagama...

Ciidamo Kawada Dowladda Oo Ku Dagaalamaya Isgooska Banaadir Ee Muqdisho

warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo saakay ka soconaya inta u dhexeysa isgoosyada banaadir iyo zoobe...

Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare Ee Gobolada Waqooyi Oo Maanta Lagu Dhawaaqayo

Waxa maanta la filaa in maanta lagu dhawaaqo liiska musharaxiinta aqalk sare  xubnaha gobolada waqooyiCabdi xaashi  cabdulaahi iyo mahdi...

Ciidanka NISA oo howlgal ka sameeyay Baydhabo

Ciidamada Mabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya qeybta ku sugan degaannada Koonfur Galbeed ayaa howlgallo culus waxaa ay ka...

Ciidamo katisan Koonfur Galbeed Oo Lagu Dilay Magaalada Beydhabo

Warar aan ka helayno Gobolka Bay ayaa waxa ay kusoo waramayaan in saacadihii lasoo dhaafay ciidamo ka tirsan dowladda...

Twitter Feed