Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

admin

89 POSTS0 COMMENTS
https://wardeeqnews.com/

Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha oo ka qeyb-galay shirweyne caalami ah

afiirka Soomaaliya u fadhiya Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane, ayaa ka qayb galay kalfadhigii 9-aad oo ku saabsan dood-wadaag...

WAR- Xukun Adag Oo Lagu Riday Rag Dadka Lacagaha Uga Qaadi jiray Al-Shabaab+Side MaM Qabke

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa Maanta ay xukun ku riday rag Ganacsatada uga qaadi jiray lacag...

Kooxda kubbadda cagta haweenka ee Afghanistan ayaa u qaxay Pakistan

Xubno ka tirsan kooxda kubadda cagta haweenka qaranka ee Afghanistan ayaa ka soo cararay xadka Pakistan, bil kadib markii...

Bil ka dib dhicitaankii Kabul, Taliban waxay eegeysaa dhibaatada bani’aadamnimo

Hal bil kadib markii ay qabsadeen Kabul, Taliban waxay la kulmeysaa dhibaatooyin aad u adag iyagoo doonaya inay guushii...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo kulan La Yeeshay Guddiyada Doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay xubno ka tirsan Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT)Kulanka...

Gabdho Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Dalka Austria

Meydka laba gabdhood oo soomaali ah ayaa waxa laga helay Magaalada Vienna ee Dalka AustriaWaxaana la sheegay in labadaan...

Ciidamada kenya Oo Lagu Weeraray Deegaan katirsan Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya  weerar xoogaan oo saacadiihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan duleedka ka ah magaalada...

Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Guddi Baaraya Kiiska Ikraan Tahaliil

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaan siinaya in baaritaan daah furan lagu sameeyo Kiiska Sarkaal...

Twitter Feed