BAANKA DHEXE EE SOMALILAND OO DIB U FASAXAY ISTICMAALKA KONTONKA DOLLER.

0
243

Baanka dhexe ee Somaliland ayaa fasaxay isticmaalka kotonka dollar.
warsaxaafadeed ka soo baxay Baanka Dhexe ee JSL waxa uu hore u hakiyey isticmaalka kontonka Doolar ah ( 50$) markii ay u caddaatay in ay suuqyada JSL soo galeen been abuurka ah oo aanay qabanayn mashiinada aqoonsada lacagta been abuurka ah.

Hay’adaha Maaliyadeed iyo guud ahaan bulshoweynta Somaliland in uu Baanka Dhexe fasaxay isticmaalka noodhadhka 50 dollar ee aan been-abuurka ahayn. waxa kale oo uu bulshada ku wargeliyay in Baanka Dhexe JSL uu masuul ka yahay daabacaadda, kaydinta daryeelka , wareejinta iyo beddelka shillinka Somaliland oo qudha, bals eaanu masuul ka ahayn beddelaadda doolarka Maraykanka iyo lacagaha qalaad ee kale.

By:Jim’ale ismail

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here