Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Dunida Badhtamaha Shiinaha: 25 ayaa ku dhimatay metrooda daadadka ah ee Zhengzhou

Badhtamaha Shiinaha: 25 ayaa ku dhimatay metrooda daadadka ah ee Zhengzhou

Ugu yaraan 25 qof ayaa ku dhimatay roob mahiigaan ah oo ka da’aya gobolka dhexe ee Shiinaha ee Henan, kaas oo sababay dhul go ’iyo daadad qeyb qeyb liqay nidaamka tareenka dhulka hoostiisa mara ee Zhengzhou.

Qiyaastii 200,000 oo dadka deegaanka ah ayaa laga daad gureeyay ilaa Arbacadii iyadoo askartu ay hogaaminayeen dadaalada samatabbixinta ee Zhengzhou – oo ah magaalo ay ku nool yihiin in ka badan 10 milyan oo qof – halkaas oo maalmo roob ah ay buux dhaafiyeen jidadka iyo tareennada dhulka hoostiisa mara, sida ay sheegeen saraakiisha dawladda hoose

RELATED ARTICLES

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Maxamed Xasan Ciro oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka ayaa rajo fiican ka muujiyey in laga gudbay isjiid-jiidkii mudada soo taagnaa ee hir-gelinta doorashada, maadaama...

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Twitter Feed