Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa sheegay in Qaraxa ka dib ay maqleen rasaas xoog leh.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in ciidanka booliska ay gacanta ku dhigeen ruuxii ka dambeeyay bambada lagu tuuray Saldhigga.

Wali rasmi looma xaqiijin khasaaraha ka dhashay.

Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa ahaa bilihii lasoo dhaafay mid wanaagsan.