Tuesday, August 3, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Booliska Gobolka Bari oo Fagaaro ku gubay Khamri farabadan

Booliska Gobolka Bari oo Fagaaro ku gubay Khamri farabadan

Ciidamada Booliiska Gobalka Bari ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay dhalooyin ay ku jiraan maandooriyaha Khamriga oo horay ciidamada ay howlgal ku qabteen.

Maxkamadda dsrajad 1aad ayaa xukuntay in la vubo khamrigaas, waxaana fagaaraha lagu gubay ku sugnaa Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ku simaha Gudoomiyaha Maxkamada iyo xeer ilaalinta.

Ciidamada amaanka Howlgalo ay ka sameeyeen magaalada Iyo Baraha Kantaroolada ayaa khamrigan gacanta ku dhigay xili loo wadey magaalada kadib markii lagu soo qariyey Karmooman si aysan ciidamada u moodin khamri balse ay ku guleesteen Booliska inay qabtaan.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa boggaadiyay shaqada ay qabteen ciidanka boliiska magaalada Magaalada Bosaaso waxana uu digniin u diray dadka Kahmriga geliya degaannada Gobolka Bari.

Taliska Booliska Gobolka Bari ayaa dhowr jeer waxaa ay meel fagaaro ah ku gubeen khamri carabadan, iyada oo Maxkamadda dajajada 1aad ay xukuno kala duwan ku riday dad lagu soo qabtay Kharigs.

RELATED ARTICLES

Dabka dabku wuxuu burbur kale u geystaa Turkiga, Giriigga

Tirada dhimashada lix maalmood oo xiriir ah oo dab ka kacay kaymaha Turkiga ayaa gaartay siddeed, halka dalka deriska la ah ee Giriigga, shaqaalaha...

Madaxweynaha cusub ee Iran Raisi ma hagaajin karaa dhaqaale aad u dhib badan?

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo dhaarin doono Khamiista inuu noqdo madaxweynaha siddeedaad ee Iiraan, wuxuu dhaxlaa dhaqaale murugsan oo masiirkiisu ku dhex...

Poland ayaa siisay fiisooyin bini’aadanimo ciyaartooyga Olimbikada Belarus

Ciyaaryahanka Olympia -ga Belarus -ka Krystsina Tsimanouskaya ayaa Poland siisay fiiso bani’aadannimo, sida uu xaqiijiyay wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda ee dalka Isniintii. Tallaabadan ayaa...

Twitter Feed