Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Dunida Booliska Haiti ayaa dilay afar tuhmane oo lala xiriirinayo dilkii Moise

Booliska Haiti ayaa dilay afar tuhmane oo lala xiriirinayo dilkii Moise

Ciidamada amaanka ee Haiti ayaa toogasho ku dilay afar qof oo looga shakisanyahay inay dileen madaxweynaha Jovenel Moise waxayna qabteen labo kale, taliyaha booliiska ee dalka ayaa sheegay Arbacadii, iyadoo dilkii naxdinta lahaa uu ku hanjabay inuu galayo umuuraha horeyba saboolka u ahaa, ee dhibaatada ku haysay Caribbean-ka oo qoto dheer galay.

Agaasimaha guud ee booliska Leon Charles ayaa ku tilmaamay afarta qof ee ladilay inay yihiin “calooshood u shaqeystayaal” wuxuuna sheegay in ciidamada amaanka ay kujiraan dagaal xoogan oo ay la galayaan ragii dilay madaxweynaha xalay gurigiisa.

RELATED ARTICLES

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Maxamed Xasan Ciro oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka ayaa rajo fiican ka muujiyey in laga gudbay isjiid-jiidkii mudada soo taagnaa ee hir-gelinta doorashada, maadaama...

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Twitter Feed