Thursday, August 5, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Booliska Jigjiga oo xiray Gabar ka tagtay Magaalada Muqdisho

Booliska Jigjiga oo xiray Gabar ka tagtay Magaalada Muqdisho

Qureesh Abiib Xuseen oo ah gabar da’ yar ayay ciidamo kala baxeen gurigeeda oo ku yaalla magaalada jigjiga, 29 bishii aynu soo dhaafnay.

Maalmo dhowr ah oo ehelkeeda ay goobayeen ayay booliska deegaanka sheegeen in ay hayaan oo baaritaan ku socdo iyadoo intaa ka dib na ay booliska sheegeen in ay Qureesh tuhun u haystaan.

Qureesh ayaa dhawaan ka tagtay magaalada muqdisho, hooyada gabadhan xiran dhashay ayaa wardeeq news uga warrantay qaabka gabadheeda loo xiray iyo sida ay ula yaabban tahay qaabka ay ciidamadu ula dhaqmeen.

RELATED ARTICLES

Biden wuxuu rabaa in kala bar iibinta baabuurta Mareykanka ay noqoto mid eber ah marka la gaaro 2030

Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo...

Caqabadaha badan ee horyaala Madaxweynaha cusub ee Iran Ebrahim Raisi

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo caleemo saari doono madaxweynaha siddeedaad ee Iran Khamiista, ayaa wajahaya caqabado adag oo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho...

Diyaaradaha Israa’iil ayaa duqeyn cirka ah ka fuliyay koonfurta Lubnaan

Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeyn cirka ah ku qaaday dalka ay dariska yihiin ee Lubnaan ka dib markii maalintii labaad gantaal laga soo...

Twitter Feed