Tuesday, August 3, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Booliska Kenya oo toogtay laba Ruux oo dhac u geystay Haweeney Soomaali...

Booliska Kenya oo toogtay laba Ruux oo dhac u geystay Haweeney Soomaali ah

Ciidamo ka tirsan booliska dalka Kenya ayaa ku guuleystay inay toogtan laba Nin oo la sheegay inay ahaayeen Burcad dhac ka geysanayay wadada Muhoho ee deegaanka Lang’ata ee magaalada Nairobi.

Labada Nin ayaa xilliga la toognayay Waaxda dambi baarista dalka kenya ee DCI-da ay sheegeen inay Mobile & qakab kale oo qaali ah ka dhaceen Haweeney mareysay wadada Muhoho ee deegaanka Lang’ata, isla markaana ay is rasaaseeyeen Ciidamada Booliska.

Saraakiil ka tirsan Booliska ka howlgalla Magalada Nairobi ayaa waxaa ay sheegeen in raga Burcadda ah ee la toogtay laga qaaday Bustoolad iyo 5 wareeg oo rasaas ah.

Dilka Ciidamada Booliska Kenya ay u geysteen labda nine e burcaddda ahaa ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli Maalmihii la soo dhaafay waxMagaalada ee Nairobi ku soo badanayeen burcadda xeeladaha kala duwan dadka ugu dhaca.

RELATED ARTICLES

Dabka dabku wuxuu burbur kale u geystaa Turkiga, Giriigga

Tirada dhimashada lix maalmood oo xiriir ah oo dab ka kacay kaymaha Turkiga ayaa gaartay siddeed, halka dalka deriska la ah ee Giriigga, shaqaalaha...

Madaxweynaha cusub ee Iran Raisi ma hagaajin karaa dhaqaale aad u dhib badan?

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo dhaarin doono Khamiista inuu noqdo madaxweynaha siddeedaad ee Iiraan, wuxuu dhaxlaa dhaqaale murugsan oo masiirkiisu ku dhex...

Poland ayaa siisay fiisooyin bini’aadanimo ciyaartooyga Olimbikada Belarus

Ciyaaryahanka Olympia -ga Belarus -ka Krystsina Tsimanouskaya ayaa Poland siisay fiiso bani’aadannimo, sida uu xaqiijiyay wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda ee dalka Isniintii. Tallaabadan ayaa...

Twitter Feed