Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay rag ay baadi goobayeen

Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay rag ay baadi goobayeen

Howlgal ay sameeyeen Ciidamada Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland, ayaa waxaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen rag muddo lagu raad joogay, kuwaas oo ka Ganacsanayay maandooriyaha Khamriga.

Raggaan oo ka tirsan Shabakado ay Booliska Gobolka Mudug sheegeen inay hayeen xogtooda, waxaana raggaan laga soo kala qabtay degmada Jariiban iyo degmada Galdogob ee Gobolkaasi Mudug.

Saraakiil ka tirsan Booliska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa waxaa ay sheegeen in ragga ka Ganacsanayay maandooriyaha Khamriga lala qabtay Gaadiidkii ay ku Shaqeeysanayeen, isla markaana dhawaan maxkamad la tiigsan doonaan.

Dhowr jeer ayaa degaano ka tirsan Gobolka Mudug waxaa ku dagaalamay Ciidamada Boolisk iyo koox hubeysan oo ka Ganacsanayay Khamriga, iyada oo qaarkood la qabtay halka qaar kale lagu raad joogo.

RELATED ARTICLES

Xukumada Somalia oo shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Garoonka Jabuuti

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha...

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaa ku guuldareystay inay ka soo laabtaan Tigray, UN ayaa sidaas sheegtay

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor...

Hoggaamiyayaasha gobollada Soomaaliya ayaa ku boorriyay in la joojiyo loolanka awoodda

Hoggaamiyeyaasha gobollada Soomaaliya ayaa ka codsaday madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha inay soo afjaraan khilaafkooda waxyeellada leh, iyagoo ka digay khatarta ka dhalan karta xasillooni...

Twitter Feed