Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida Booyad shidaal oo ku qaraxday magaalada Sierra Leone ayaa sababay dhimashada iyo...

Booyad shidaal oo ku qaraxday magaalada Sierra Leone ayaa sababay dhimashada iyo labada

Booyad shidaal ayaa qaraxday ka dib markii ay isku dhaceen caasimadda dalka Sierra Leone ee Freetown, halkaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan 99 qof, tiro kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay saraakiishu sheegeen.

Qaraxa ayaa dhacay goor dambe oo Jimce ah kadib markii gaari lagu dhuftay booyadda oo ku taal Wellington, oo ah xaafad dhanka bari ka xigta magaalada Freetown.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...