Skip to content
  • Privacy Policy
  • ABOUT US
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
Wardeeqnews

Wardeeqnews

Wardeeq 24TV

  • Home
  • Wararka
  • Caalamka
  • Xulka wararka
  • Barnaamijyada
  • Home
  • Xulka wararka
  • Wararka
  • Cabdiraxmaan Cirro oo Safar Taariikhi ah ku Wajahan Israel, Isbeddel Siyaasadeed oo Laga Dareemayo Geeska Afrika
Wararka
Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Dr. Ali Said Fiqi oo ka Qeybgalay Dhaarinta Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirrada, kuna Boorriyay Mas’uuliyad iyo Hufnaan
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Koonfur Galbeed Dr. Ali Said Fiqi ayaa ka qeybgalay munaasabadda dhaarinta xubnaha cusub ee kamid noqday Golaha Wasiirrada Dowlada Koonfur Galbeed.   Munaasabadda dhaarinta oo si rasmi ah loo qabtay aqalka Madaxtooyada ayaa lagu dhaariyay wasiirro cusub oo dhowaan loo magacaabay inay ka mid noqdaan Golaha Wasiirrada. Xubnahan cusub ayaa ku dhaartay...
  • Wararka

Cabdiraxmaan Cirro oo Safar Taariikhi ah ku Wajahan Israel, Isbeddel Siyaasadeed oo Laga Dareemayo Geeska Afrika

Farxaan Yuusuf10 hours ago02 mins

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa dabayaaqada bisha Maarso ee nagu soo aaddan booqan doona Israa’iil, sida uu sheegay telefishanka qaranka Somaliland.

 

Qoraal uu telefishanka soo dhigay barta Facebook-ga, ayaa lagu sheegay in booqashadan noqon doonto booqashadii ugu horeysay ee uu madaxweynaha si rasmi ah ugu tego Israa’iil.

 

Waxaa uu dhanka kale sheegay in labada dhinac ay xoogga saari doonaan dhinacyada tiknoloojiyadda, beeraha iyo hal abuurka.

 

Disembar dhammaadkeedii 2025, markii Israa’iil, si lama filaan ah ugu dhawaaqday in ay aqoonsadeen Somaliland, waxaa ay dhalisay walaac gobolka ku baahay.

 

Soomaaliya ayaana xilligaas Golaha Ammaanka ka codsatay kulan degdeg ah oo ku aadan arrintan. Wuxuu Maraykanka xilligaas golaha ku eedeeyey ‘laba wajiilayn’.

 

‘Horraantii sannadkan, dalal badan, oo ay ku jiraan xubno ka tirsan golaha, waxay qaateen go’aan keli ahaaneed (unilateral) oo ah inay aqoonsadaan dawlad Falastiin. Si kastaba ha ahaatee, la isuguma yeedhin wax kulan degdeg ah oo goluhu kaga hadlayo, arrintaas sida ay golaha ka dhex sheegtay Ambassador Tammy Bruce oo ah Kuxigeenka ergayga Maraykanka ee ku Metela Qaramada Midoobay.

  • Ilaha Dhaqaale ee Ururka Al-Shabaab: Sida ay u Maalgeliyaan Howlgalladooda
  • Heliwaa Oo Kacsan Maalinkii Labaad: Shacabka Oo Diidmo Xooggan Ka Muujiyay Dhul-Boobka La Xiriira Xasan Sheekh Maxamuud
  • Iskaashi Militari oo Cusub: Turkiga oo Garab Istaagaya Soomaaliya
  • Villa Somalia oo Martigelinaysa Shir Muhiim ah oo u Dhexeeya Dowladda iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed

Tagged: Cabdiraxmaan

Post navigation

Previous: Trump wuxuu adeegsadaa Xaaladda ugu dheer ee Midowga Yurub si uu isugu dayo inuu codbixiyayaasha ku qanciyo in Mareykanku uu “aad u guuleysanayo”
Next: Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Dr. Ali Said Fiqi oo ka Qeybgalay Dhaarinta Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirrada, kuna Boorriyay Mas’uuliyad iyo Hufnaan

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Wararka maanta

Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Dr. Ali Said Fiqi oo ka Qeybgalay Dhaarinta Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirrada, kuna Boorriyay Mas’uuliyad iyo Hufnaan

Farxaan Yuusuf9 hours ago9 hours ago 0

Dilkii El Mencho oo ahaa ganacsade daroogo oo reer Mexico ah: Sida uu u dhacay

Farxaan Yuusuf16 hours ago 0

Waqooyi Bari oo Fariin Culus u Diray Puntland, Xiisad Siyaasadeed oo Cirka Isku Shareertay

Farxaan Yuusuf1 day ago 0
Verified by MonsterInsights