Tuesday, June 15, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka

Warar-ka

Weerar lagu qaaday Saldhigyo ay ku sugan yihiin Ciidamo Kenyan ah

Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen Saldhigyo Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ee kamid ah...

Mareykanka Oo Kenya U Diraya Ciidamo La Dagaalama Al-Shabaab

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in ciidamo gaar ah uu u dirayo Kenya si ay gacan...

Booliska Gobolka Bari oo Fagaaro ku gubay Khamri farabadan

Ciidamada Booliiska Gobalka Bari ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay dhalooyin ay ku jiraan maandooriyaha Khamriga oo horay...

Puntland oo sheegtay in howlgal lagu lagu qabtay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare ) ayaa sheegay in howlgal Ciidamada amaanka ay ka...

Duulimaadyadii Soomaaliya & Kenya oo dib u bilaawday

Kadib markii muddo bil ah ay hakad kujireen duulimaadyada Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo sabab u ahaa khilaafka labada...

Al-Shabaab oo sheegtay in uu isku soo dhiibay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Koonfur Galbeed

Al-Shabaab ayaa soo bandhigay sawirka iyo Magaca Sarkaal ay sheegeen in uu ka tirsanaa Ciidamada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,...

Millateriga Soomaaliya oo sheegay inay dileen Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan waxaa saacadihii la soo dhaafay ay ka fuliyeen degaano ka tirsan Gobolka...

Maamulka Hir-Shabeelle oo ka hadlay Colaad Beeleedyada

Wasiirka Wasaaradda Dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle Cabdikariin Cali Nuur ayaa boogaadiyay Dadaalada Nabadeeynta ee kasocodo Degmada Matabaan...

Sacuudiga oo joojiyay xujeydii dibadda ka soo xajin laheyd, sanadkan

Dowladda Sacuudiga ayaa ka laabatay qorshihii ay sanadkan xujeyda ugu ogolaatay inay ka soo xajin karaan dalalka dibadda, sababo...

Madaxweynaha K/galbeed oo la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka (SAWIRRO)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa gelinkii dambe ee maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka...

Facebook Feed

Twitter Feed