Tuesday, June 15, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka

Warar-ka

Wadamadee ayaa joojiyay isticmaalka AstraZeneca’s tallaalka COVID?

In ka badan toban dal, inta badan Yurub, ayaa joojiyey isticmaalka tallaalka AstraZeneca ee COVID-19 cabsi laga qabo in...

MADAXWAYNAHA SOMALIA MAXAMED CABDILAAHI FARMAAJO OO QAATAY TALAALKA COVID_19.

Madaxwaynaha Dawlada Federaalka somalia Oo Saaka Qaatay Talaalka cudurka Covid_19 ayaa Bartiisa Facebook sidan Kusoo Qoray: "Waxaan saaka qaatay tallaalka...

TALAALKA COVID_19 OO SOO GAADHAY SOMALILAND .

Diyaarad sida tallaalka COVID19 ayaa goordhaweyd soo gaadhey magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. By:Jimcale ismail

MADAXWAYNE KU XIGEENKA SOMALILAND OO LAGA HELAY XANUUNKA CORONA CIRUS .

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ahna Guddoomiyaha Guddiga ka hortagga COVID19 ayaa laga helay xanuunka Dunida Aafeeyay Ee Corona...

Daahir; Geelle Soomaali waxay u baahan tahay doorasho xor iyo xalaal ah”

Hoggaamiyaha Xisbiga Danqaran Ahna Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay u...

Wasiir Ka Tirsan Xukumada Somaaliya Oo Booqasho Ku Jooga Ciraaq

Wasiirka tamarta iyo kheyraadka biyaha Soomaaliya, Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa gaaraya magaalada Baghdad ee caasimada dalka Ciraaq. Wasiir ayaa hogaaminayay...

War Cusub Ilaalada Deni oo si aan horey loo arag u hubeysan oo soo gaaray Muqdisho

Galinka Dambe ee maanta ayaa la filayaa inuu gaaro magaalada Muqdisho madaxweynaha Puntland Siciid Cabdillahi Deni halkaas oo la...

Qaramada Midoobay Oo soo saaray digniin la xiriirta doorashada Soomaaliya

Golaha ayaa marka hore ka digay in ay markale uu dib u dhac ku yimaado doorashada Soomaaliya oo dib...

Weerar Lago Qaaday Saldhig Dhawaan Loo Dhisay Ciidamada Kenya

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xero ciidan oo ku taalla ismaamulka Mandheera ee gobolka Waqooyi Bar, ciidamada ammaanka...

Shirkadda Shiinaha ee soo socota ee xambaara diyaaradaha ayaa laga yaabaa inay ku shaqeyso nukliyeerka, ayaa lagu yiri warbixinta

Shiinaha ayaa dhisaya markabkeedii afaraad ee diyaaradeed iyada oo dooneysa in ay xoojiso awooddeeda badda ee gobolka Aasiya iyo...

Facebook Feed

Twitter Feed