Duqeyn Culus oo Lagu Khaarijiyay Horjoogayaal Al-Shabaab ah & Dowladda oo War Kasoo Saartay

Taliska Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in howlgalallo qorsheysan oo ay ciidamadu ka fuliyeen deegaannada Maxaas, Mukayle iyo Shaw ee gobolka Hiiraan lagu dilay 26 ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab.   NISA ayaa sheegtay in howlgalka ka dhacay nawaaxiga degmada Maxaas lagu dilay 14 dagaalyahan oo Al-Shabaab ka…

Read More

Dhaq-dhaqaaqyo Ciidan Oo Laga Dareemayo Baydhabo Kadib Markii Ciidamo Horleh Ku Biireen Laftagareen

Waxaa maanta furimaha hore ee gobolka Baay lagu soo dhaweeyey Taliyaha Ciidamada Booliiska Gaarka ah ee degmada Qansax Dheere iyo ciidamo uu hoggaaminayo, kuwaas oo si rasmi ah ugu biiray gulufka dib-u-xoreynta deegaannada Koonfur Galbeed ee ay wadaan ciidamada taageersan maamulka hore ee uu hoggaamin jiray Cabdicasiis Xasan Maxamed “Laftagareen”.   Soo dhaweynta ciidamada cusub…

Read More

Ciidamada Dowladda Oo Wajahaya Xiisad: Saraakiil La Xiray & Kuwo La Baadi-

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xiisad xooggan ay ka dhex aloosan tahay hay’adaha ammaanka dowladda, kadib markii saraakiil iyo askar ka tirsan ciidamada milatariga Soomaaliya la xiray iyadoo looga shakiyay inay xiriir la leeyihiin siyaasiyiinta mucaaradka ah ee kasoo horjeeda muddo kororsiga lagu eedeeyay madaxweyne hore Xasan Sheekh Maxamuud.   Ilo xog…

Read More

Duqeymo Culus oo Lagu Beegsaday Saldhigyada Al-Shabaab iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo culus oo xalay ka dhacay deegaano u dhexeeya degmada Buulo Burte iyo degmada Buq-Aqable, kuwaasi oo lala beegsaday fariisimo ay ku sugnaayeen kooxda argagixisada Al-Shabaab. Sida ay sheegayaan ilo deegaanka ah, duqeymaha ayaa si gaar ah uga dhacay goobo la tuhunsanaa inay kooxda Al-Shabaab u adeegsan jireen uruurinta…

Read More

Xildhibaan Ka Digay Xaaladda Dalka: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Lagu Eedeeyay Inuu Awood Ku Joogo iyo Hoggaan Kalitalisnimo”

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si adag u dhaliilay habka maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu u maamulayo ciidamada qalabka sida, isaga oo ku eedeeyay dowladda inay kala qaybin ku hayso hay’adaha amniga isla markaana ay dhinac marayso saraakiil khibrad iyo aqoon ciidan leh. Qoraal uu xildhibaanku soo saaray ayuu ku sheegay in Madaxweyne Xasan…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo si adag u cambaareysay xiriirka cusub ee Somaliland iyo Israa’iil”

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markale ku celisay mowqifkeeda adag ee ku aaddan ilaalinta midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo si cad u diiddan tallaabo kasta oo hal dhinac ah oo wax u dhimaysa sharciyadda iyo jiritaanka dowladda Soomaaliyeed.   War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda…

Read More

Hub iyo Gaadiid Militari oo Culus oo Soo Gaaray Muqdisho — Maxaa Socda?”

Dowladda Turkiga ayaa saacadihii lasoo dhaafay dekedda weyn ee magaalada Muqdisho kasoo dejisay gaadiid dagaal iyo hub kala duwan oo loogu talagalay Guutada 33-aad ee Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.   Markab sida qalabkan ciidan ayaa kusoo xirtay dekedda Muqdisho, iyadoo dowladda Turkigu ay si rasmi ah ugu deeqday dowladda Federaalka Soomaaliya, si…

Read More

Digniin Cusub: Jaamacadda Carabta Oo Ka Hadashay Xiriirka Somaliland iyo Israa’iil

Jaamacadda Carabta ayaa si adag uga hadashay wararka la xiriira ballaarinta xiriirka Israel ee Geeska Afrika, gaar ahaan arrimaha ku saabsan Somaliland, iyadoo sheegtay in tallaabo kasta oo dhaawaceysa midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya ay tahay mid sharci-darro ah oo halis ku ah xasilloonida gobolka.   Bayaan rasmi ah oo kasoo baxay xoghayaha guud…

Read More

Hawlgal Guul Leh: Ciidanka DANAB oo La Wareegay Fariisimihii Al-Shabaab

Cutubyo ka tirsan Ururka 165-aad, Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab XDS ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyey deegaanno hoostaga degmada Buurhakaba ee gobolka Bay, kuwaasi oo lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ku sugnaa fariisimo iyo goobo ay ku dhuumaaleysanayeen.   Howlgalladan oo qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu xaqiijinayo amniga iyo…

Read More
Back To Top