Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Dunida Ciidamada Afghanistan ayaa qorsheynaya weerar rogaal celis ah oo ka dhan ah...

Ciidamada Afghanistan ayaa qorsheynaya weerar rogaal celis ah oo ka dhan ah Taliban ee waqooyiga: Warbixin

Ciidamada dowlada Afghanistan ayaa qorsheynaya dagaal ka dhan ah gobolada waqooyi ee wadanka kadib markii ay ka adkaadeen kooxda Taalibaan, wakaalada wararka Ruushka ee RIA ayaa soo xigatay lataliye madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani.

La taliyaha amniga qaranka Hamdullah Mohib ayaa wareysi uu siiyay isniintii RIA ku sheegay in ciidamada dowlada aysan fileynin weerarka Taliban laakiin ay “gabi ahaanba, dhab ahaantii” ay qaadi doonaan weerar celis.

RELATED ARTICLES

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Maxamed Xasan Ciro oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka ayaa rajo fiican ka muujiyey in laga gudbay isjiid-jiidkii mudada soo taagnaa ee hir-gelinta doorashada, maadaama...

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Twitter Feed