Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Galmudug Oo La Wareegay Magaalada Guriceel

Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Galmudug Oo La Wareegay Magaalada Guriceel

Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Maamul Galmudug ayaa saacado kooban kula wareegay Gacan ku heynta  magaalada Guriceel Ee Gobolka Galgaduud oo ay ku sugnaayeen Ciidamada Ahlusuna

War Qoraal ah oo kasoo baxay Dowladda oo lagu daaacabay barta twitterka ayaa lagu xaqiijinayay la wareegida Magaalada Guriceel ee Ciidamada Dowladda

Waxaana lagu sheegay in sababtu ay tahay in amniga magaalada Gacanta Dowladda lagu soo celiyo

Ciidamada dowladda ayaa la sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen xubno maxaabiis ah oo ka tirsan kooxda ahlusuna

Majirto wali wax war ah oo sidii dagaalka u bilowday kasoo baxay kooxda ahlusuna balse waxa xusid mudan in Ciidamada Dowladda ayaa saakay iyagu weerarka bilaaabeen ayna guulo dhowr ah ka sheegteen oo ah in si nabdoon ay kula wareegeen magaalada Guriceel

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...