Thursday, December 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Ciidamada Dowladda Oo Howlgalo Qorsheysan ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ciidamada Dowladda Oo Howlgalo Qorsheysan ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska DANAB ayaa howlgalo qorsheysan waxay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

Ujeedka howlgalkan ayaa waxa lagu sheegay in uu ahaa  sidii  Dagaalamayaasha Al-Shabaab looga saari  lahaa deegaanada dhaca gobolkaasi Shabeellaha Hoose.

Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgalkan si gaar ah kaga fuliyay deegaanada Tawakal iyo Daaruslaam oo dhammaatood hoostaga degmada Awdhiigle ee gobolka Shabeelaha hoose.

Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka ayaa u sheegay warbaahinta Qaranka in howlgalka lagu bur buriyay saldhigyo iyo xarumo  Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanadaasi

Ciidamada Xoogga dalka ayaa muddoyinkii dambe  howlgalo ka waday deegaanada dhaca gobolka shabeelaha hoose

Waxaana ay sheegeen in Howlgaladaan ay kuwa ka dhan ah Dagaalamayaasha Al-Shabaab islamarkaasna ay sii wadi doonan inta amaanka laga xaqiijinayo.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...