Thursday, August 5, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Ciidamada Haramcad oo sameeyay howlgal dad lagu qabqabtay

Ciidamada Haramcad oo sameeyay howlgal dad lagu qabqabtay

Ciidamada Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa howlgallo kala duwan waxaa ay kas sameeyeen Xaafadaha ay ka kooban tahay Magalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle

Saraakiisha holwgalka hoggaamineysay ayaa ka hor howlgalka Ciidamada kula dardaarmay inay si wanaagsan u fuliyaan howlgalka, isla markaana dadka Shacabka ah ay dhowraan.

Xidigle Muxudiin Calsow oo howlgalka hoggaaminayay ayaa sheegay in howlgalka uu ahaa mid lagu xaqiijinyaya Amniga Caasimadda Hir-Shabeelle oo dhowr jeer ay ka dhaceenb falal Amni darro.

Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa ku daray in howlgalka ay ku qabteen dad ay uga shakiyeen inay yihiin kuwa falalka Amni darro ka geystaan Magaalada Jowhar, isla markaana ay ku wareejinayaan Booliska Magalada Jowhar ka howlgalla.

Ammaanka Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ayaa maalmihii la soo dhaafay aad u wanaagsanaa, waxaana laga dareemayaa qaban qaabada Maalmaah Xuriiyada ee 26- June iyo 1-da luulyo.

RELATED ARTICLES

Biden wuxuu rabaa in kala bar iibinta baabuurta Mareykanka ay noqoto mid eber ah marka la gaaro 2030

Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo...

Caqabadaha badan ee horyaala Madaxweynaha cusub ee Iran Ebrahim Raisi

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo caleemo saari doono madaxweynaha siddeedaad ee Iran Khamiista, ayaa wajahaya caqabado adag oo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho...

Diyaaradaha Israa’iil ayaa duqeyn cirka ah ka fuliyay koonfurta Lubnaan

Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeyn cirka ah ku qaaday dalka ay dariska yihiin ee Lubnaan ka dib markii maalintii labaad gantaal laga soo...

Twitter Feed