Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Ciidamada kenya Oo Lagu Weeraray Deegaan katirsan Jubbada Hoose

Ciidamada kenya Oo Lagu Weeraray Deegaan katirsan Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya  weerar xoogaan oo saacadiihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan duleedka ka ah magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose

Weerarkaan ayaa waxa uu yimid kadib markii xubno Katirsan dagaalamasha Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen saldhig Ciidamada kenya ay ku lahaayeen deegaanka jaziirada kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose
Intaasi kadib waxa la sheegay in uu dhacay iska hor,imaad in muddo ah socday oo dhexmaray ciidamada kenya iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab
Waxaana lagu soo waramayaa in weerarkaan uu ka dhashay khasaare kala duwan

Alshabaab ayaa Guulo ka sheegtay weerarkaan
Waxaana ay sheegeen in khasaaro ay ku gaarsiiyeen Ciidamada kenya

Alshabaab wararka ay ku baahiyeen dhinaca intermeetka kuma aysan cadeyn in uu la egyahay khasaarahaasi.

Majiro wax war ah oo kasoo baxay taliska ciidanka kenya oo looga hadalayo weerkaan lala beegsaday Ciidamada kenya

Deegaanka kudhaa ayaa inta badan waxa ka dhaca weerar xliyada habeenkii lagu qaado saldhigyada ciidamada kenya iyo kuwa Daraawiishta dowlad goboleedka jubbaland

RELATED ARTICLES

Xukumada Somalia oo shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Garoonka Jabuuti

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha...

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaa ku guuldareystay inay ka soo laabtaan Tigray, UN ayaa sidaas sheegtay

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor...

Hoggaamiyayaasha gobollada Soomaaliya ayaa ku boorriyay in la joojiyo loolanka awoodda

Hoggaamiyeyaasha gobollada Soomaaliya ayaa ka codsaday madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha inay soo afjaraan khilaafkooda waxyeellada leh, iyagoo ka digay khatarta ka dhalan karta xasillooni...

Twitter Feed