Thursday, August 5, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Ciidamada Maamulka Galmudug Oo Howlgalo Ka Fuliyay Koonfurta Gaalkacyo

Ciidamada Maamulka Galmudug Oo Howlgalo Ka Fuliyay Koonfurta Gaalkacyo

Ciidamada Daraawiishta dowlad Goboleedka galmudug ayaa waxa ay howlgalo balaaran ka fuliyeen xaafado katirsan magaalada gaalkacyo ee gobolka mudug

Howlgaladaan ayaa waxa hogaaminayay Taliye ku-xigeenka qeybta Booliska Gobolka Mudug u qaabilsan maamulka  Galmudug Gaashaanle Maxamed Mire iyo Taliyaha Saldhiga magaalada Gaalkacyo Kaptan Cali Xirsi Sahal

ciidamada maamulka galmudug gaar haan kuwa booliska ayaa howlgaladaan sameeyay waxaana ay baaritaano kala duwan dadka iyo gadiidka

Waxaana ay sheegeen in howlgaladaani ay ahaayeen kuwa si guud amniga loogu xaqiijinayay islamrkaasna looga hortagayay waxyaabada maankoadooriyada sida qamriga in magaalada lasoo galiyo

Saraakiisha ayaa intaasi ku daray in howlgaladaan ay sii socon doonan inta laga xaqiijinayo amaanka magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug

Howlgaladaan ayaa waxa la sheegay in  ay daba socdaan howlgalo mudooyinkii dambe si isdaba joog ah ugu dhacayay magaalada gaalkacyo kuwaasi oo lagu sugayay amaanka magaalada

RELATED ARTICLES

Jofra Archer ayaa meesha ka saaray T20 Koobkii Adduunka iyo Dambas isagoo jabtay suxulka midig

Jofra Archer oo ah kubbad -yaqaanka dheereeya ee England ayaa seegi doona Koobka Adduunka ee T20 iyo Dambaskii Australia ka dib markii uu soo...

Biden wuxuu rabaa in kala bar iibinta baabuurta Mareykanka ay noqoto mid eber ah marka la gaaro 2030

Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo...

Caqabadaha badan ee horyaala Madaxweynaha cusub ee Iran Ebrahim Raisi

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo caleemo saari doono madaxweynaha siddeedaad ee Iran Khamiista, ayaa wajahaya caqabado adag oo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho...

Twitter Feed