Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Ciidamo katisan Koonfur Galbeed Oo Lagu Dilay Magaalada Beydhabo

Ciidamo katisan Koonfur Galbeed Oo Lagu Dilay Magaalada Beydhabo

Warar aan ka helayno Gobolka Bay ayaa waxa ay kusoo waramayaan in saacadihii lasoo dhaafay ciidamo ka tirsan dowladda lagu dilay Magaalada Beydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay

kooxa hubeysan ayaa waxa la sheegay in guddaha magaalada beydhabo ay ku toogteen laba askari oo katirsan kuwa maamulka koonfur galbeed

Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyada dilka askartaan ,waxaana ay sheegteen howlgalo ay sameeyeen xubno ka tirsan ay dileen labadaan askari

Al-shabaab ayaa warar ay ku baahiyaan dhinaca interneetka waxa ay ku sheegteen in Weerar qorsheysan oo ay  fuliyeen beydhabo in hoyga deganaayeen magaalada Baydhaba  ugu dheceen askartani  ka dibna ay halkaas ku wada toogteen labada askari oo lagu kala magacaabi jiray Maxamed Xambal iyo Dambiil Walaba si gaar ahna uga tirsanaa ciidamada maamulka Koonfur galbeed.

Al-shabaab warkasoo baxay ayaa lagu sheegay in askartani ay ahayeen kuwa baasaasiin u ahaa maamulka koonfur galbeed

waxaana ay sheegeen in si gaar dambiil walaba uu ahaa shaqsi jaajus ah oo inta badan wararka utiftifi jiray ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka koonfur galbeed

 

RELATED ARTICLES

Xukumada Somalia oo shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Garoonka Jabuuti

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha...

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaa ku guuldareystay inay ka soo laabtaan Tigray, UN ayaa sidaas sheegtay

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor...

Hoggaamiyayaasha gobollada Soomaaliya ayaa ku boorriyay in la joojiyo loolanka awoodda

Hoggaamiyeyaasha gobollada Soomaaliya ayaa ka codsaday madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha inay soo afjaraan khilaafkooda waxyeellada leh, iyagoo ka digay khatarta ka dhalan karta xasillooni...

Twitter Feed