Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Ciidamo Kawada Dowladda Oo Ku Dagaalamaya Isgooska Banaadir Ee Muqdisho

Ciidamo Kawada Dowladda Oo Ku Dagaalamaya Isgooska Banaadir Ee Muqdisho

warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo saakay ka soconaya inta u dhexeysa isgoosyada banaadir iyo zoobe ee gudaha magalaada muqdisho

Dagaalkaan ayaa waxa uu yahay mid udhexya ciidamo ka wada tirsan dowladda,waxaana la sheegay in ay isku heystaan dhul ku yaal agagaaarka isgooska banaadir ee muqdisho

wararka  ayaa sheegaya in ciidamadaan ay kala yihiin ciidamo militari iyo boolis ah oo ka wada tirsan dowladda

dagaalka ayaa yimid kadib markii la sheegay in dhul kuyaala wasaarada howlaha guud dhismo lagu sameyn rabay ay is hor istaag ku sameeyeen ciidamadu

ilaa iyo hada ma cada khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaan balse waxa la tilmaamay in dhowr xabadood ay isku rideen laba ciida

wixii kusoo kordha  halkaan kala soco oo faafaahin ah wardeeqnews

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...