Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Ciidanka dowladda oo howlgal ka sameeyay degaano ka tirsan G/Hiiraan

Ciidanka dowladda oo howlgal ka sameeyay degaano ka tirsan G/Hiiraan

Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa howlgallo kala duwan ka wada deegaano hoos yimaado Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.

Howlgalladaan ayaa saraakiisha hoggaamineysa waxaa ay sheegeen in u jeedkooda uu yahay sidii Al-Shabaab looga saari lahaa wadooyinka iyo tuulooyinka hoos yimaado Degmooyinka Gobolka Hiiraan.

Sidoo kale howlgalka ayaa waxaa uu ka socdaa wadada laamiga ee ka tagta Magaalada Muqdisho, isla markaana aada Gobolka Hiiraan.

Saraakiisha howlgallada hogaaminaayay ayaa waxaa ay sheegeen in Ciidanka ka go’an tahay in dhamaan degaanada ay ka saaraan dagaalamayaasha Ururka Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa mudooyinkaan waday weeraro ay ka geeysanayaan meelo kamid ah Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

RELATED ARTICLES

Xukumada Somalia oo shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Garoonka Jabuuti

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha...

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaa ku guuldareystay inay ka soo laabtaan Tigray, UN ayaa sidaas sheegtay

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor...

Hoggaamiyayaasha gobollada Soomaaliya ayaa ku boorriyay in la joojiyo loolanka awoodda

Hoggaamiyeyaasha gobollada Soomaaliya ayaa ka codsaday madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha inay soo afjaraan khilaafkooda waxyeellada leh, iyagoo ka digay khatarta ka dhalan karta xasillooni...

Twitter Feed