Thursday, August 5, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Ciidanka Dowladda Oo Howlgalo Ka Sameeyay Degaano Ka Tirsan Sh/Hoose

Ciidanka Dowladda Oo Howlgalo Ka Sameeyay Degaano Ka Tirsan Sh/Hoose

Ciidanka kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliya ee DANAB ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgalo qorsheysan ka sameeyeen deegaano hoostega degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Ciidamada Xoogga ayaa howlgalkaas sigaar ah uga fuliyay deegaanada kala ah Maracada, Wargodka, Luuq Xaluul, iyo deegaano hoostega Arbacow, halkaas oo la sheegay in xiliyada qaar ay tegaan xubno ka tirsan Al-shabaab.

RELATED ARTICLES

Jofra Archer ayaa meesha ka saaray T20 Koobkii Adduunka iyo Dambas isagoo jabtay suxulka midig

Jofra Archer oo ah kubbad -yaqaanka dheereeya ee England ayaa seegi doona Koobka Adduunka ee T20 iyo Dambaskii Australia ka dib markii uu soo...

Biden wuxuu rabaa in kala bar iibinta baabuurta Mareykanka ay noqoto mid eber ah marka la gaaro 2030

Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo...

Caqabadaha badan ee horyaala Madaxweynaha cusub ee Iran Ebrahim Raisi

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo caleemo saari doono madaxweynaha siddeedaad ee Iran Khamiista, ayaa wajahaya caqabado adag oo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho...

Twitter Feed