Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Ciidanka NISA oo howlgal ka sameeyay Baydhabo

Ciidanka NISA oo howlgal ka sameeyay Baydhabo

Ciidamada Mabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya qeybta ku sugan degaannada Koonfur Galbeed ayaa howlgallo culus waxaa ay ka sameeyeen Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolla Baay.

Howlgalka ayaa saraakiisha Ciidamada waxaa ay sheegeen inay ahaayeen kuwo amniga lagu xaqiininayay, waxaana Ciidamada ay baarayeen Gaadiidka noocyadiisa kala duwan iyo dadka Shacabka ah.

Taliyaha Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya qeybta Koonfur Galbeed oo howlgalka horkacayay ayaa sheegay inay ka go’an tahay xaqiijinta Amniga Magaalada Baydhabo, ayna dardar gelin doonaan

Wuxuu sheegay in ay Ciidamada Nabadsugida kordhin doonaan howlgallada lagu sugayo amniga maadaama Magaalada Baydhanbo ay kamid tahay Goobaha ay ka  dhacayaan doorashooyinka Xildhibaannada labada Aqal.

RELATED ARTICLES

Xukumada Somalia oo shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Garoonka Jabuuti

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha...

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaa ku guuldareystay inay ka soo laabtaan Tigray, UN ayaa sidaas sheegtay

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor...

Hoggaamiyayaasha gobollada Soomaaliya ayaa ku boorriyay in la joojiyo loolanka awoodda

Hoggaamiyeyaasha gobollada Soomaaliya ayaa ka codsaday madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha inay soo afjaraan khilaafkooda waxyeellada leh, iyagoo ka digay khatarta ka dhalan karta xasillooni...

Twitter Feed