Thursday, December 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Ciidanka NISA oo howlgal ku qabtay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidanka NISA oo howlgal ku qabtay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamadda ammaanka gaar ahaan Duufaan ee NISA ayaa howlgal bartilmaameedkiisu qorshaysnaa ka fuliyay degmada Afgooye oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Howlgalka saraakiisha hoggaamineysay ayaa waxaa ay sheegeen in gacanta lagu dhigay saddex Xubnood  oo ka tirsan Al Shabaab.

” Xubnahaan gacanta ku dhigeen ciidamadu oo Ha’yadda NISA dabagal ku haysay ayaa Al Shabaab u qaabilsanaa Qaraxyada iyo Miinooyinka, kuwaas oo qorshaynayey in hawlgalo shacabka dhagar loogu maleegayo oo miino aasid iyo qaraxyo ah ka fuliyaan Magaalada Muqdisho ayaa lagu yiri” Wa kasoo baxay Ciidanka Duufaan ee NISA.

Ciidanka hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa todobaadyadii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeynayeen degaano iyo degmooyinka ka tirsan Magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...