Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howlgallo Ka Sameeyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howlgallo Ka Sameeyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyeen tuulada lagu magacaabo jameeco jiliyaale oo ka tirsan gobolka shabeellada dhexe.

Ciidanka horkacaysa ayaa sheegay in intii Howlgalkaasi socday ay Ciidanka ku burburiyeen fariisimo ay Al-shabaab ku lahayeen deegaankaasi, sidoo kalena halkaas ay ku gubay mooto sadax lugooley ah oo sida ay sheegeen iskaga kala gooshi jireen tuulooyinka ku xeeran deegaanka.

Waxaa ay intaas ku dareen Saraakisha Ciidanku in Howlagalka oo u dhacay sidii logu tala gala waxaa goobo dhowr ah oo la baaray laga helay agab ciidan sida tuutooyin iyo qori Ak-47, waa sida ay hadalka u dhigeene.
Ciidanka Xoogga dalka ayaa dhawaanahaan sameynayay Howlgallo qorsheysan oo ay inta badan ka sameeyeen Gobolada Shabeelooyinka,waxaana mararka qaar ay iska caabbin kala kulmaan dagaalamayaasha Al-shabaab oo ku xooggan degaanno ka mid ah labada Gobol.

RELATED ARTICLES

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Maxamed Xasan Ciro oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka ayaa rajo fiican ka muujiyey in laga gudbay isjiid-jiidkii mudada soo taagnaa ee hir-gelinta doorashada, maadaama...

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Twitter Feed