Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Xulashada Cumar Filish Oo Shir Gudoomiyay Kulan Looga Hadlayay Horumarinta Daqliga Gobolka Banaadir

Cumar Filish Oo Shir Gudoomiyay Kulan Looga Hadlayay Horumarinta Daqliga Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulan looga hadlayay horumarinta Daqliga gobolka Banaadir si loo fuliyo mashaariic wax ku ool ah oo anfacda bulshada iyo bilicda Caasimadda.

Kulankan waxa goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee maamulka gobolka Banaadir ahna gudoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda gobolka Banaadir, agaasimayaasha daqliga iyo mas’uuliyiin kale.

RELATED ARTICLES

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Maxamed Xasan Ciro oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka ayaa rajo fiican ka muujiyey in laga gudbay isjiid-jiidkii mudada soo taagnaa ee hir-gelinta doorashada, maadaama...

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Twitter Feed