Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka daab ka kacay Suuq Boocle ee D/ Dharkeenleey

daab ka kacay Suuq Boocle ee D/ Dharkeenleey

Dabkaan oo geystay khasaaro hantiyadeed ayaa Barqanimadii Maanta waxaa uu ka kacay qeyb kamid ah Suuq Boocle oo ku yaal degmada Dharkeenleey ee Gobolkan  Banaadir.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in dabka uu ka dhashay koronto, isla markaana uu baabi’iyay dhowr dukaan oo kuyaal Suuq Boocle, iyada oo Maanta inta badan Suuqa uu xirnaa maadaama ay jimce tahay.

Mid kamid ah Ganacsatada Suuq Boocle ayaa wardeeq news u sheegay in Ganacsatada qaarkood iyo Maamulka degmada oo iskaashanaya ay ku guuleysteen inay demiyaan dabka.

Dhowr jeer oo hore ayaa sidaan oo kale uu dab uga kacay Suuq Boocle ee degmada Dharkeenleey, isaga oo baabi’iyay dhowr dukaan oo ku yaalla Suqaas.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...