Thursday, October 28, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dunida Daalibaan ayaa qabsatay Kunduz, oo ah caasimadda gobolka saddexaad muddo saddex maalmood...

Daalibaan ayaa qabsatay Kunduz, oo ah caasimadda gobolka saddexaad muddo saddex maalmood gudahood ah

Kooxda Taliban ayaa qabsatay magaalada Kunduz, kooxda hubaysan ayaa sheegtay in ay tahay caasimadda saddexaad ee gobolka oo ay la wareegtay saddexdii maalmood ee la soo dhaafay.

Bayaan ka soo baxay Talibanka ayaa lagu sheegay in ay qabsadeen xarunta booliska, xarunta guddoomiyaha iyo xabsiga magaalada.

RELATED ARTICLES

Howlgal laga sameeyay Magaalada Beledweyne

Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka  Hir-Shabelle ayaa howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayay waxa ay ka sameeyeen qaybo kamid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Ciidamada...

Ciidamada Ahlusunna oo isaga baxay Guriceel

Ciidamada iyo hoggaanka Ahlusunna  Waljamaaca oo maalmihii la soo dhaafay kula dagaalamayay degmada Guriceel Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa saaka halkaasi isaga baxay. Ka...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo Warbixin siiyay Madaxweynaha KGS

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Gudiga Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweyne...