Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Daawo Baarlamaanka Cusub Ee Somaliland Ee Oo Doortay Shir Gudoon

Daawo Baarlamaanka Cusub Ee Somaliland Ee Oo Doortay Shir Gudoon

Xildhibaan Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa ku guulaystay Gudoomiyaha Golaha Wakiilda Cusub ee Somaliland, waxaana ucodeeyay 42 xildhibaan, halka Musharixii la tartamayay ee Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” uu helay 39 cod.

Shir gudoonka cusub ee la doortay ayaa kala ah, Abdirisaaq khaliif Ahmed, Cumar Jamac Farah iyo Cali Hamud jibriil.

RELATED ARTICLES

Xukumada Somalia oo shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Garoonka Jabuuti

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha...

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaa ku guuldareystay inay ka soo laabtaan Tigray, UN ayaa sidaas sheegtay

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor...

Hoggaamiyayaasha gobollada Soomaaliya ayaa ku boorriyay in la joojiyo loolanka awoodda

Hoggaamiyeyaasha gobollada Soomaaliya ayaa ka codsaday madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha inay soo afjaraan khilaafkooda waxyeellada leh, iyagoo ka digay khatarta ka dhalan karta xasillooni...

Twitter Feed