Thursday, August 5, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dab Geystay Khasaaro Oo Ka Kacay Goobo Ganacsi Oo Ku Yaalla Muqdisho

Dab Geystay Khasaaro Oo Ka Kacay Goobo Ganacsi Oo Ku Yaalla Muqdisho

Dab xoog leh ayaa dhowr daqiiqo kahor ka kacay kaalin lagu iibiyo Shidaalka oo ku taalla Isgoyska Black Sea ee demada Hodan ee Gobolkaan Banaadir, waxaana laga helayaa faah faahino dheeraad oo kasoo baxaya.

Dad Goobjoogayaal ah oo la hadlay wardeeq news ayaa u sheegay in dabka ka kacay kaalinta shidaal uu kusii faafay goobo Ganacsi oo ku dheganaa Xarunta, isla markaana uu ahaa mid xoogan dabkaas oo muddo socday

RELATED ARTICLES

Jofra Archer ayaa meesha ka saaray T20 Koobkii Adduunka iyo Dambas isagoo jabtay suxulka midig

Jofra Archer oo ah kubbad -yaqaanka dheereeya ee England ayaa seegi doona Koobka Adduunka ee T20 iyo Dambaskii Australia ka dib markii uu soo...

Biden wuxuu rabaa in kala bar iibinta baabuurta Mareykanka ay noqoto mid eber ah marka la gaaro 2030

Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo...

Caqabadaha badan ee horyaala Madaxweynaha cusub ee Iran Ebrahim Raisi

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo caleemo saari doono madaxweynaha siddeedaad ee Iran Khamiista, ayaa wajahaya caqabado adag oo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho...

Twitter Feed